Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo gaaray Magaalada Baraawe. (Sawiro)
Muqdisho (Halqaran.com) – Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, waxaana garoonka...
RW Rooble iyo Qoor Qoor Maxay Kawada Hadleen? AKHRISO
Muqdisho (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ay...
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Cali Guudlaawe’ oo ballan qaad u sameeyay reer Hiiraan
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe oo markii ugu horreysay Axaddii maanta safar ku gaaray Magaalada Beledweyne tan iyo doorashadiisii ayaa...
Madaxweyne Farmaajo oo ku adkeystay in DF Soomaaliya ay diyaar u...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi...
Koonfur Galbeed oo maanta shaacisay doorashada 13 kursi oo ka...
Baydhabo(Halqaran.com) –Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee heer Dowlad-Goboleed SEIT Koofur Galbeed ayaa soo gudbiyay habraaca Doorasho ee 13ka kursi Doorashadoodu ka dhaceyso Magaalada Baraawe...
Ciidamo Aad u Hubeysan oo la geeyay Baraawe (Maxay Tahay Sababta?)
Baraawe (Halqaran.com) –Ciidan isugu jira boolis iyo militeri ayaa maanta la geeyey magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, si ammaanka doorashada ay u sugaan.
Taliyaha...







