Saturday, June 6, 2026
26.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee gobolada waqooyi oo...

Muqdisho(Halqaran.com) – Guddiga hirgalinta doorashooyinga Gobalada Waqooyi SEIT Soomaaliland ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya.   Doorashada...
Duuliye

Saadaq Joon oo ku Guuleystay in uu ka mid noqdo Xildhibaanada...

Muqdisho(Halqaran.com) –Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo ahaa Taliyihii hore Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa loo doortay inuu noqdo Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad...
Duuliye

Golaha Wasiirada oo amray in ciidankii lageeyay Beledweyne dib loo...

Muqdisho(Halqaran.com) – Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta kulan ka yeeshay Xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyadoo Shirka uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xsueen...
Duuliye

Qarax xoogan ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga...

Boosaaso (Halqaran.com) – Hal qof ayaa ku dhintay dhowr qof oo kalana dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray qarax   aad u xoogan oo...
Duuliye

Ogaaw Sababta Dowladda Soomaaliya ay Ciidamo ugu daabushay Magaalada ...

Beladweyne  (Halqaran.com) –Diyaarad sidday Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran ee Haramcad ayaa ka degtay Garoonka diyaaradaha...
Duuliye

Midowga Musharixiinta oo Si adag uga hadlay Xiisadda ka...

Muqdisho (Halqaran.com) –Midowga Musharaxiinta ayaa camabreeyay Qalalaasaha ka socda Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiran. Warsaxaafaded Midowga Musharaxiinta ay soo saareyn aya waxa ay ku...