Saturday, June 6, 2026
26.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Xildhibaano ka mid Noqonaya Golaha Shacabka DFS oo lagu doortay...

Garoowe(Halqaran.com) – Shan korsi oo  ka mid ah  xildhibaanada  Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa  maanta lagu doortay  magaalada  Garoowe ee  Puntland. Guddiga Hirgelinta...
Editor

XOG CUSUB: Kenya oo war ka soo saartay Aqoonsiga Somaliland

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arrinta aqoonsiga Somaliland, kaddib dooddii baarlamaanka UK ay dhowaan ka yeesheen arrintaas. Wasiirka Arrimaha...
Jama Sh. Yusuf

UPDATE + VIDEO: RW ku-xigeenka dalka ‘Mahdi Guuleed’ oo raali gelin...

Muqdisho (Halqaran.com) - Mahdi Maxamed Guuleed oo ah ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa garab istaag xoog leh u muujiyey Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya...
Editor

Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo magacaabay Wasiir iyo ku-xigeenkiisa

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland ,Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir,...
Jama Sh. Yusuf

VIDEO: Guddoomiye Cabdi Xaashi & Boqor Buur-madow oo War xasaasi ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Boqor Cusman Aw Maxamuud Buurmadoow oo ay garab taagnaayeen Siyaasiyiinta Gobollada Waqooyi ee Somaliland...
Editor

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo doortay guddoomiye cusub

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Khamiistii maanta xarunta Hoolka teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka, kadib markii kal...