Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay Askari...
Muqdisho(Halqaran.com) –Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa saaka waxaa ay xulun dil toogasho ah ku fulisay Cabdi Xuseen Maxamuud Xasan (Dhafoor) oo horay...
Wasiirka Gaashaadhigga XFS oo la kulmay Ku-Simaha Safaaradda Mareykanka ee...
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka Gaashaadhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay ku-simaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge iyo saraakiil ka tirsan Safaaradda Mareykanka...
Wasaaradda Gaadiidka DFS oo Qalab Casri ah u dirtay Garoonka Diyaaradaha...
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Munaasabad kooban oo ka dhacday Gudaha Garoonka Aadan Cabdulle ee...
Abaaro aad u daran oo kuhabsatay deegaano hoos yimaada galguduud
Muqdisho(Halqaran.com) –Deegaanka Kayn oo 35-km dhinaca koofur bari ka xiga Caddaado, ma helin labadii xilli roobaad ee ugu dambaysay, Waxaana abaarta ka jitaa ay...
MW Farmaajo oo Wareegto Ku Mamnuucay in labixiyo lacag imaaraadka lahaa...
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray amar ku socda Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wareegto uu soo saaray Farmaajo ayaa waxaa...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintiisa 5aad lagu qabtay Magaalada Muqdisho.(Maxa...
Muqdisho(Halqaran.com) –Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Maanta oo sabti ah galay maalintii shanaad ayaa soo dhammaaday, iyada oo uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen...







