30.9 C
Mogadishu
Thursday, April 25, 2024
Advertisment
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la sheegay inuu Casuumaad ka helay Villa Somalia, kadib markii maalmo un ka hor uu Madaxweynaha...
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga wadahadallada ku biirista Soomaaliya ee Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Bariga Afrika (EAC),...
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo dalka Sacuudiga. Mr Barre ayaa ku tilmaamay tallaabo guul ah dhoofka hilibka Xoolaha Soomaaliya ee ay ogolaatay Boqortooyada Sacuudigu,...
EU (HalQaran.com) - Xilli ay Yurub kusoo badanayaan xisbiyada midigta fog ee soo galootiga kasoo horjeeda ayuu Midowga Yurub soo saaray xeerar lagu adkaynayo xudduudaha si aysan usoo galin muhaajiriin sharci darro ah. Soo jeedinta oo niskii dambe ee...
Muqdisho (HalQaran.com) - Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. Cabdiraxmaan Axmed  Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda International Medical Crops (IMC). Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayey Wakiilka IMC ee Soomaaliya Ronald-Paul Veilleux, isagoo Agaasimaha la wadaagay warbixin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Talaadadii maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha horyaal Bangiyada Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa boggaadiyey dadaallada ganacsatada Soomaaliyeed ee ku aadden horumarinta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradda ayaa  kormeeray garoomada ciyaaraha ee ku yaala magaalada Muqdisho. Wasiir Maxamed Barre iyo...
Riyad (Halqaran.com) - Hay’adda Guud ee Cuntada iyo Daawooyinka ee dalka Sacuudiga ayaa soo saartay Go’aan Farxad leh oo ku aadan in Xayiraadii laga qaaday Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo dhoofin jirey Boqortooyada Sacuudiga. Wargeyska Cukaad ee ka soo baxa...
SPORTS (Halqaran.com) - Xulka Morocco ayaa sii wada samaynta taariikhda kubada cagta, isla markaas ka yaabinaysa taageerayaasha adduunka, kaddib markii ay garaaceen xulka Portugal. Xulka Morocco ayaa guul 1 - 0 ah ka gaaray xulka Portugal, kulan ka tirsanaa 8...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre ayaa waxaa lagu ansixiyay laba hindise sharciyeed. Shirka Golaha Wasiirada inta uu socday ayaa waxaa...
Hiiraan (Halqaran.com) - Dhagaxaan qaaliga ah ayaa waxaa laga helay deegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan. Dhowaan ayay Jaamacad Canada ku taalla soo saartay natiijada baaritaan ay ku sameeysay dhagaxaan. Haddaba halkee ayuu markii hore ka yimid dhagaxa ay ku jirto...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin ay ku dalbanayaan in loo kordhiyo mushaaraadka, sida ay warbaahinta gudaha u xaqiijiyeen xildhibaanno. In kabadan 100 Xildhibaan la ayaa sheegay inay saxiixeen mooshinkaasi dalbashada mushaar...