Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Nin hubeysan oo dad shacab ah ku laayay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Nin hubaysan oo ku labisnaa dareeska ciidanka dowladda ayaa Degmada Warta Nabadda (Wardhiigley) ee Gobolkaan Banaadir waxa uu ku dilay laba...
Madaxweyne Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah uga socda...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa kulan albaabada u xiran hadda uga socdaa...
Hobiyeyaal lagu weeraray Deg. Janaale iyo Khasaare ka dhashay
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in hoobiyeyaal khasaare geystay lagu weeraray deegaankaasi, sida ay xaqiijiyeen...
Madaxweynaha Puntland oo loo doortay guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Urur Siyaasadeedka KAAH.
Urur Siyaasadeedka Puntland ee KAAH...
Madaxweynaha JFS ‘Farmaajo’ oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Haqlaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta si weyn loogu soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo magacaabay guddi doorasho
Garoowe (Halqaran.com) - Kulanka 19-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo...







