Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Garoomada Kubadda Cagta ee Caasimadda Muqdisho oo horumarin lagu sameynayo
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agaasimaha waaxda...
UPDATE: Sacuudi Carabiya oo Xayiraadii ka qaaday Xoolaha Soomaaliya
Riyad (Halqaran.com) - Hay’adda Guud ee Cuntada iyo Daawooyinka ee dalka Sacuudiga ayaa soo saartay Go’aan Farxad leh oo ku aadan in Xayiraadii laga...
Koobka Adduunka: Xulka Morocco oo garaacday Portugal, taariikhdana isku qortay!
SPORTS (Halqaran.com) - Xulka Morocco ayaa sii wada samaynta taariikhda kubada cagta, isla markaas ka yaabinaysa taageerayaasha adduunka, kaddib markii ay garaaceen xulka Portugal.
Xulka...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta Ansixiyay laba Hindise Sharciyeed
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi...
Wax badan ka ogow halka uu ka yimid ‘dhagaxa qaaliga ah’...
Hiiraan (Halqaran.com) - Dhagaxaan qaaliga ah ayaa waxaa laga helay deegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan.
Dhowaan ayay Jaamacad Canada ku taalla soo saartay natiijada baaritaan...
Maxaa ka jira in Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee BFS...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin ay ku dalbanayaan in loo kordhiyo mushaaraadka, sida ay warbaahinta...







