27.7 C
Mogadishu
Tuesday, March 21, 2023

Editor

RW Xamse Cabdi Barre ‘‘Ganacsatada Soomaaliyeed waa inay maalgashadaan dalkooda‘‘

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Talaadadii maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha...

Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa Axadda maanta magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed gaaray wafdi hordhac u ah safar  Madaxweynaha DF...

Golaha Wasiirrada XF Soomaaliya oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedyo kala duwan

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta yeeshay shirkooda todobaadlaha ah oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iiisul Wasaaraha...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka dhawaajiyay in ciidamadii lagu soo tababaray Ereteriya ay ka guuleysan karaan Al-Shabaab

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Sabtidii maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo...

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay hirgelinta qorshayaasha dowladda 2023-ka iyo Madaxweyne Xasan oo Shir guddoomiyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha...

RW Xamse oo magacaabay guddiga doorashada kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka ee BFS

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Talaadadii maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay...

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo faray ciidamada lagu soo tababaray Eritrea inay ka qeyb-galaan dagaalka dalka looga xorreynayo Al-Shabaab

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Talaadadii maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada...

Somaliland oo amar ku bixisay in gabi ahaan Internet-ka laga jaro magaalada Laascaanood

Laascaanood (Halqaran.com) – Warar naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliga ay maanta si xoog ah kula...

Don't miss

Madaxda Hirshabeelle oo wada daddaal loogu dhisayo buundo cusub Deg. Buulo-burde

Buulo-burde (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo lagu soo dhoweeyay dalka Ciraaq

Baqdaad  (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

RW Xamse oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta la dagaallanka fikirka xagjirka

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane...

Munaasabada sanad guurada 53aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...

Somali National Army kills 24 al-Shabaab fighters in operations

At least 26 al-Shabab fighters have been killed in...