Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
34 Kun oo Arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga sare...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta si rasmi ah Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare ugu furay 34...
Jabuuti oo berri dib u fureysa duulimaadyadii caalamiga ah
Jabuuti (Halqarna.com) - Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay, inay dhawaan dib u fureyso duulimaadyada Caalamiga ah oo markii hore loo joojiyay sababo la xiriira Cudurka...
Lix sano jir walaashii ka difaacay eey oo 90 qodob laga...
USA (Halqaran.com) - Bridger Walker, oo ah wiil geesi ah oo 6 sano jir ah, ayaa si wayn loogu amaanay baraha bulshada ka dib...
Galmudug oo ka warbixisay Wajiga labaad ee Shirka Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa faah-faahin ka bixiyay Wajiga labaad ee Shirka dhawaan lagu wado in uu...
Update:Dagaal beeleed Khasaare geystay oo ka dhacay Mudug
Mudug (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa tibaaxaya, in galabta uu halkaasi dhacay iska horimaad hubeysan oo dhexmaray maleeshiyo beeleedyo ka soo wada...
Wasaaradda Caafimaadka oo digniin adag ka soo saartay Shahaadada baarista Covid-19
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay, wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in qof kasta oo dalka ka...







