25.4 C
Mogadishu
Monday, June 27, 2022

Duuliye

Abdishakur Duuliye is a Somali Journalist and the Editor of HalQaran News Agency.

Aqalka Sare oo meel mariyay Guddoonka Guddiyada Aqalkaasi.

Muqdisho(Halqaran.com) –Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya yeeshya kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad, iyaga oo uu maanta ajandaha kulanka uu ahaa ansixinta...

Maxay Tahay Sababta Wasiirka Maaliyadda loogu yeeray Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.

Muqdisho (Halqaran.com) –Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle  ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaalinta gaar ahaan qeybta qaabilsan danbiyada...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta codka kalsoonida siiyay RW Xamsa.+Sawiro

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa codkooda kalsoonida siiyey Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Xamse Cabdi Barre, oo dhowaan uu soo magacaabay...

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo laga helay Cudarka COVID-19 + War-saxaafadeed

Muqdisho(Halqaran.com) –War qoraal ah oo goordhaw naga soo gaaray Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faah-faahin  Rasmi ah ka waxa uu ka bixinayay safarka Madaxweynaha JFS uu...

Danjiraha Dowlada Soomaaliya U Qaabilsan Ururka (OIC) Oo Waraaqaha Aqoonsiga Laga Guddoomay.

jiddah(Halqaran.com) –Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga dalalka Islaamka (OIC) danjire Xuseen Ibrahim Taha ayaa Warqadaha aqoonsiga Ergeynimo ka guddoomay Ergeyga cusub dowladda Federaalka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadd Federaalka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Dalka+Sawiro

Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar shaqo oo maalmihii la...

Golaha Wasiirada Jubbaland Oo Maanta Meel Mariyay Dagmooyin Cusub (AKHRISO)

Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta kulankooda todobaadlaha ah ee Golaha ku yeeshay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ay...

Muwaadin Soomaaliyeed oo Dil loogu Geystay Dalka Koonfur Afrika.

Cape Town(Halqaran.com) – Kooxo hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ay gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu...

Don't miss

Terrorists sites promoting al-Qaeda, the Taliban and neo-Nazi groups are openly online

ByChris HughesDefence and Security Editor Almost 200 terrorists websites are...

Kenya’s ex-PM says will re-open Kenya-Somalia border if elected

Kenya’s former Prime minister, Raila Odinga who is now...

20 people die in South African pub, cause unclear

At least 20 young people have died at a...

Maxaa looga hadlay kulankii guddoonka golaha shacabka iyo kan dowlad goboleedyada?

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya...