Sunday, November 9, 2025
28.2 C
Mogadishu

Koobka Adduunka: Xulka Morocco oo garaacday Portugal, taariikhdana isku qortay!

SPORTS (Halqaran.com) – Xulka Morocco ayaa sii wada samaynta taariikhda kubada cagta, isla markaas ka yaabinaysa taageerayaasha adduunka, kaddib markii ay garaaceen xulka Portugal.

Xulka Morocco ayaa guul 1 – 0 ah ka gaaray xulka Portugal, kulan ka tirsanaa 8 dhammaadka koobka adduunka, isla markaas iska xaadiriyay wareega Semi-final-ka.

Morocco ayaa noqday xulkii ugu horreeyay ee African ah ee iska xaadiriya Semi-final-ka koobka adduunka, kadib markii ay garaaceen xulka Portugal.

Illaa iyo hadda ma jiro xul Africa ah oo Abid gaaray halka ay Morocco haatan ka gaartay koobka adduunka taariikh ahaan, laakiin xulka Morocco ayaa isku qortay taariikhda.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...