Sunday, June 7, 2026
26.2 C
Mogadishu

MW Farmaajo oo Wareegto Ku Mamnuucay in labixiyo lacag imaaraadka lahaa oo la qabatay(Ogow Sababta)

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  soo saaray amar ku socda Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Wareegto uu soo saaray Farmaajo ayaa waxaa uu Guddoomiyaha Bangiga ku faray in aan sifo sharci darro ah looga saari karin Khasnadda dowladda lacagta ku jirta ee sanadkii 2018 ka lagu qabtay gudaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

 

Qoraalka Madaxweyne Farmaajo ayaa soo baxay ka dib markii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Jimcihii dowladda Imaaraadka Carabta ka raali galiyay dhacdadii ay ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya kula wareegeen lacag ka timid Imaaraadka oo laga soo dejiyey garoonka Aadan Cadde.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Madaxweynaha:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...