Saturday, May 2, 2026
28.1 C
Mogadishu

Xildhibaano ka mid Noqonaya Golaha Shacabka DFS oo lagu doortay Magaalada Garoowe (AKHRISO)

Garoowe(Halqaran.com) – Shan korsi oo  ka mid ah  xildhibaanada  Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa  maanta lagu doortay  magaalada  Garoowe ee  Puntland.

Guddiga Hirgelinta Doorashada  Puntland ee heer faderaal , ayaa shalay dhammaystiray diiwaan-gelinta dadka u sharraxan Kuraastaas, ee buuxiyay Shuruudaha laga doonayo.

1:Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo ku guuleystay kurisga tirsigiisu yahay HOP-235 oo deegaan doorashadiisu tahay Gogolka Sool.

2:Cali Yuusuf Cali ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#200 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Garoowe.

 

3:Cabdullaahi Xasan Rooble ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#249 ee golaha shacabka BJFS.

 

4:Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hope#196 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Garoowe.

 

5:Axmed Cabdi Xaashi Axmed Taajir ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#166 ee golaha shacabka BJFS

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...