Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulmay Xildhibaannadii shalay lagu doortay Magaalada...
jowhar(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta casuumaad qado sharaf ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee shalay lagu doortay...
Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax ka dhacay Magaalada...
Marka(Halqaran.com) –Qaraxa aad u Xooggan oo siweyn looga maqlay jugtiisa Xaafadaha ay ka koobantahy Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa uu ka...
Dagaal xooggan oo ka dhacay Galgaduud oo Khasaare badan dhaliyay.
Xeraale(Halqaran.com) – Dagaal aad xooggan oo u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu Maalintii labaad ka dhacay degaanka xeraale oo dhanka Galbeed ka...
Doorashada lix Kursi ee Golaha Shacabka oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.
Jowhar(Halqaran.com) –Guddiga Maamulka dorashooyinka ee dowlad Goboleed HirShabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar waxa ay ku qabteen doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee...
RW Rooble oo la kulmay Madaxda Isutagga Imaaraadka Carabta (Maxayse ka...
Dubai(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed...
AMISOM oo Dad shacab ah ku Laayay Degmada Qoryooley. (AKHRISO)
Qoryooley(Halqaran.com) –Ciidamo katirsan kuwa howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ayaa waxa ay tiro madaafiic ah ku garaaceen Xaafado katirsan degmada...







