Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Weerar loo adeegsaday Hoobiyeyaal oo ka dhacay Baraawe & Khasaare...
Baraawe (Halqaran.com) –Tiro madaafiic ah ayaa waxaa Maanta lagu garaacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada ee degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasnoo oo ay ka...
KGS oo Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ku...
Baraawe (Halqaran.com) – Magaalada Baraawe waxaa maanta ka billaabatay Doorashada 13 Kursi oo Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ah oo labo maalin la kala dooran...
Imaaradka Carabta oo gargaar kala duwan soo gaarsiiyay Magaalada Muqdisho.
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Diyaarad siday Agab gar gaar oo loogu talagalay dadka ay saameysay abaarta ka soo dajisay garoonka diyaaraha...
Wasiir Xaniifa Xaabsade oo tababar ku saabsan Haweenka iyo nabadda...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS xildhibaan, Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa maanta u furtay tababar agaasimeyaasha guud ee...
Cali Guudlaawe oo Heshiis Rasmi ah Lagaaray Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan.
Baledweyne (Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan balaaran la qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka...
Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu magaalada Addis Ababa kaga qayb...







