Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Magaalada Baraawe Oo Maanta La Qabtay Qaar ka mid ah koraasta...
Baraawe(Halqaran.com) – Magaalada Baraawe ee Caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ka dhacday doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad,...
Maamulka Galmudug oo shaacisay kuraas lagu doorandoono Magaalada Gaalkacyo.
Dhuusamareeb(Halqaran.com) – Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo oo ah Goobta...
RW XFS oo kulan Deg-Deg ah Isugu yeeray Dhammaan Hay’adaha Amniga.
Muqdisho(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kadib weerarkii Al-Shabaab xalay ay ku...
Ciidama Ka tirsan Booliska Soomaaaliya oo jirdil & xarig...
Muqdisho(Halqaran.com) – Qaar ka mid ah Suxufiyiin ka howlgala Warbaahinta Madaxa Banaan ee magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka oo isu diyaarinayey tebinta Dhibaatadii ka...
Doorashada qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Magaalada...
Baraawe (Halqaran.com) – Magaalada Baraawe ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta lagu qabtay doorashada Todoba kamid ah Kuraasta ugu dambeeysa ee degaan doorashadoodu tahay...
Taliska Ciidanka Boliska oo war ka soo saaray Weerraro xalay ka...
Muqdisho (Halqaran.com) -Taliska Booliska dowladda Soomaaliya ayaa faah faahiyey ka bixiyey khasaaraha ka dhashay weeraro loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo...







