Saturday, June 6, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Rooble oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Heshiiska Wasaarada Shidaalka ay Gashay.

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisalwasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaci-darro ku tilmamay heshiis la sheegay inuu ku saabsanaa Shidaalka dowladda federalka...
Duuliye

Guddiga Doorashooyinka heer Federaalka Oo Shaaca Ka qaaday In la jabsday...

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa sheegay in dib loogala wareegay Barahooda Bulshada sida Facebooka, Twitterka & Website-ka, ayaga oo sheegay wixii la...
Duuliye

Maxay ka Yiraah deen Beesha Caalamka doorashooyinka Golaha Shacabka Soomaaliya.(AKHRISO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladaha taageera Soomaaliya ee loogu yeero Beesha Caalamka ayaa ka hadashay doorashooyinka Golaha Shacabka ee qabsoomay iyo kuwa harsan, iyaga oo...
Duuliye

Nin ku eedysan Dilka Gabadh Soomaaliyeed oo lagu Maxkama-deynayo Dalka...

Kuala Lambur (Halqaran.com) – Nin u dhashay Dalka Ciraaq kuna eedeysan in uu dilay Dahabo Cumar oo Soomaali ah ayaa loo gudbinayaa Maxkamadda sare...
Duuliye

Doorashada kuraas Ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta Lagu...

Kismaayo (Halqaran.com) – Magaalada Kismaayo waxaa maanta lagu qabtay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka Jubbaland ku matali doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya. Hop#132 ayaa waxaa...
Duuliye

AMISOM oo ka hadashay qaraxyadii iyo weeraradii ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho (Halqaran.com) – Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa si kulul u cambaareeyay weeraro xiriir ah oo Al-Shabaab habeen ka hor ka fuliyeen...