Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Koonfur Galbeed oo shaacisay Liiska doorashada 4-kursi oo ka mid...
Baydhabo (Halqaran.com) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo doorashadooda...
Magaalada Baladweyne oo maanta lagu qabtay doorashada lix kursi oo...
Beleweyne (Halqaran.com) – Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan waxaa maanta lagu qabtay doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Madaxweyne Putin oo heegan sare galiyay Ciidamada Nukliyeerka Dalkiisa.
Kyiv (Halqaran.com) – Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amar ku bixiyay in ciidamada nukliyeerka Ruushka ay heegan sare galaan si ay uga jawaabaan waxa uu...
Maamulka Hirshabeelle oo shaaciyay Doorashada qeyb ka mid ah kuraastii...
Beledweyne (Halqaran.com) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Hir-Shabeelle ayaa soo gudbiyay 11 kursi oo ah qaybta labaad ee Deegaan Doorashadoodu...
Caasimadda Dalka Ukraine Ee Kiev oo Qeyba ka mid ah...
Kyiv (Halqaran.com) – Ciidamada Rushka oo wata gaadiidka gaashaaman ayaa ka dhex dagaalamaya gudaha magaalada caasimada u ah dalka Ukraine ee Kyiv.
Ciidamada Ukraine ayaa sheegay...
Kuraastii Ugu Dambaysay ee Magaalada Dhuusamareeb Taalay oo La soo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta oo jimco ah ka dhacday Caasimadda Galmudug ee...







