Sunday, November 22, 2026
30.9 C
Mogadishu

Maamulka Hirshabeelle oo shaaciyay Doorashada qeyb ka mid ah kuraastii taalay Magaalada Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) –  Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Hir-Shabeelle ayaa soo gudbiyay 11 kursi oo ah qaybta labaad ee Deegaan Doorashadoodu tahay Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan.

 

Sido kale Kuraastaan ayaa ah kuwii ugu dambeeyay ee 26 Kursi ee taalla Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan .

 

Akhriso Kuraasta Guddiga Maamulka doorashada Hirshabeelle uu shaaciyay

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...