Baydhabo (Halqaran.com) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo doorashadooda la qabanayo todobaadkaan.
Kuraasta la shaaciyay oo Afar ah ayaa kamid ah kuraasta ka harsan 19 kursi ee ku dhiman doorashadooda Maamulka Koonfur Galbeed.

HOP#178: Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe).
HOP#183: Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Sandheere Maxamed Iftin.
HOP#230: Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Prof Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim (Ibbi).
HOP#275: Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Sheekh Shaakir Sheekh Maxamed Xasan.
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com
Halarannews@gmail.com





