Saturday, June 6, 2026
27.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Maxuu ahaa kulan ka Dhaxmaray James Swan iyo Guddoomiyaha Arrimaha...

Muqdisho (Halqaran.com)- Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka  kuan kula qaatay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda,...
Duuliye

Guddiga doorashada Maamulka HirShabelle oo shaaciyey jadwalka doorashada 11 kursi...

Beledweyne (Halqaran.com)- Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay habraaca iyo jadwalka doorashada 11 kursi oo lagu dooranayo magaalada Beledweyne.   Guddiga ayaa sheegay in...
Duuliye

Guddiga qiimeynta xaaladda Garbahaareey oo gaaray Magaalada Kismaayo (AKHRISO)

kismaayo (Halqaran.com)- Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG  ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxaa gaaray Guddigii uu Ra’iisul Wasaare Rooble u magacaabay soo qiimeynta xaaladda...
Duuliye

Madaxweynaha DG KGS Cabdi Casiis Lafta-Gareen Oo Lakulmay Wafdi Ka...

Baydhabo(Halqaran.com) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku-meel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo...
Duuliye

Madaxweynaha DG Galmudug oo ku baaqay in Gurmad lala...

Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa waxa uu soo xeray shir saacada badan qaatay oo looga hadlayay abaaraha kudhuftay deegaannada...
Duuliye

RW Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Hay’adaha Amniga &...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM.   Kulanka oo ka...