Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dowladda Soomaaliya Oo ka Tacsiyeeyay Geerida Sheekh Shariif Sheekh Muxiyaddiin...
Muqdisho (Halqaran.com)- Allaha u naxariistee waxaa xalay degmada Kaaraan gaar ahaan Mowlaca Sheekh Muxyaddiin Celi ku geeriyooday Sheekh Shariif Sheekh Muxyaddiin Celi oo kamid...
Maxay ka wada hadleen Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya & Shiinaha (AKHRISO).
Muqdisho (Halqaran.com)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada 48-aad ee Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee...
RW Rooble Oo Kulan Fogaan Arag Ah La Yeeshay Wakiillada Beesha...
Muqdisho (Halqaran.com)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo...
Maxuu kala hadlay Ra’iisul Wasaare Rooble Ergeyga Gaarka ah ee...
Muqdisho (Halqaran.com)- Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Ergayga gaarka ah ee Dowladda China u qaabilsan Geeska Afrika Xue Bing.
Labada...
Koonfur Galbeed Oo Ka Hor timid Go’aankii Kasoo Baxay Guddiga...
Baydhabo (Halqaran.com)- Madaxtooyada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hortimid jadwalkii xalay ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ee ku aadanaa xareynta iyo...
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT Oo Shaaciyay Waqtiga La...
Muqdisho (Halqaran.com)- Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal ee FEIT ayaa soo gudbiyay jadwal uu ugu talagalay in uu ku hago hubinta Xildhibaannada, soo...







