Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Bandow lagu soo rogay xerada Xalane ee Muqdisho + War-saxaafadeed
Muqdisho (Halqaran.com) – ATMIS, howgalka Midowga Afrika ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku shaaciyeen bandow ay ku soo rogayaan xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
War...
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo u gar-dhigtay Madaxweyne Farmaajo +VIDEO
Ceelwaaq (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo Axaddii maanta shir jaraa’id qabtay, kadib doorashadii lagu soo gabagabeeyey Ceelwaaq ayaa u gar-naqsaday...
Halka ay ka dhaceyso doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo la shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Shaqadii loo igmaday ee doorashooyinka Guddoonka intooda badan...
RW Rooble oo Shir caalami ah uga qeybgalayo magaalada Geneva ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Safar hal maalin qaadan doona ugu ambabaxay Magaalada Geneva ee dalka...
TOOS U DAAWO: Hadal-jeedinta Musharraxiinta guddoonka labada Gole ee BF Somaliya
https://youtu.be/Or-MftL3dTU
Muqdisho (Halqaran.com) – Hadal jeedinta musharraxiinta Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeennada ee Golaha Aqalka Sare ayaa hadda ka socoto xarunta Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho,...
Booliska Soomaaliyeed oo war ka soo saaray weerarkii ismiidaaminta ee Xeebta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay weerarka ismiidaaminta ahaa ee xalay fiidkii ka dhacay Xeebta...







