Wednesday, January 21, 2026
24.6 C
Mogadishu

Kuraastii Ugu Dambaysay ee Magaalada Dhuusamareeb Taalay oo La soo gabagabeeyay (AKhriso)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee taalla Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta oo jimco ah ka dhacday Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

 

1: HOP#071 waxaa kusoo baxay xildhibaan Cabdi Saabiri Nuur Shuuriye,  waxaana 80 cod uu uga guulaystay Siciid Khaliif Xirsi, oo 20 cod, waxaana kursiga mar kale kusoo laabtay Cabdisaabir oo ku fadhiyey aftii sano.

waxaa

2: HOP#012   waxaa markale ku guuleystay Yuusuf Xeyle Jimcaale oo kursigaan horay ugu fadhiyay, isaga oo helay codad gaaraya 93 Cod.

 

3: HOP#137  waxaa kusoo baxay xildhibaan Cabdirisaaq Aadan Warsame, kaas 92 cod kaga adkaaday musharrax Deeqo Maxamed Cabdalla, waxaana kursiga sidaas ugu soo baxay xildhibaan Cabdirisaaq Aadan.

 

4:Hop#048 waxaa ku guuleysatay faa’iso Maxamed Jeyte oo heshay codad gaaraya 96 Cod, waxaana kursigaan horay ugu fadhiyay Janeraal Cabdullaahi Gaafow Maxamuud.

 

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...