Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maamulka Hirshabeelle oo shaaciyay xilliga la qabanaayo doorashada lix kursi oo...
Beledweyne(Halqaran.com) – Guddiga Hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu...
RW Rooble oo gurmadka abaaraha u magacaabay guddi ka kooban 34-qof.
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi iskugu jira Wasiiro iyo qaar ka mid ah Bulshada Rayidka, Guddiga...
Xukuumadda Soomaaliya oo Gaargaar gaarsiisay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Beledweyne (Halqaran.com) – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Beledwayne gaar siisay deeq raashin ah, taasi oo loogu talagalay in wax looga qabto abaaraha ka...
Wasaaradda haweenka & Hormarinta Xaquuqda Aadanaha oo soo qaban qabisay kulan...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xaquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta ka qeybgashay shir ay...
Kuraas Ka mid ah Golaha Shacabka Oo Lagu Doortay Magaalada...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada seddax ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur...
Guddiga hirgelinta doorashada Gobolada Waqooyi oo Shaaciyay Saddex korsi oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta shaaciyay jadwalka doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Gobolada...







