Sunday, July 19, 2026
24.8 C
Mogadishu

Xukuumadda Soomaaliya oo Gaargaar gaarsiisay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Beledweyne (Halqaran.com) – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Beledwayne gaar siisay deeq raashin ah, taasi oo loogu talagalay in wax looga qabto abaaraha ka taagan Gobolka Hiiraan oo ka mid Gobolada ay abaartu saameysay.

 

 

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa deeqdan gargaarka oo dhan 20 Tan oo raashi ah ku wareejisay Mas’uuliyiinta ka socday  Wasaaradda Gargaarka ee  maamul Goboleed ka Hirshabeelle.

 

Sido kale Wasiirad  khadiija maxamed diiriye ayaa sheegtay in Qaar kamid ah Gargaarkii Dowladda  Imaaradka Carabta ay Maanta gaarsiiyeen Magaalada Beledweyne ee Gobolk Hiiraan.

 

Abaarta ka taagan qaar ka mid ah Gobolada Dalka  ayaa ka sii dareysa, iyadoo Dowladda federaalka a= ay sheegtay in xaaladda deg deg ah oo dhinaca Abaaraha uu ka jiro dalka.

 

 

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...