Sunday, July 19, 2026
27 C
Mogadishu

RW Rooble oo gurmadka abaaraha u magacaabay guddi ka kooban 34-qof.

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi iskugu jira Wasiiro iyo qaar ka mid ah Bulshada Rayidka, Guddiga uu Magacaabay ayaa ka kooban 33 Xubnood oo uu Guddoomiye u yahay Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mahdi Guuleed.

 

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka koowaad ee XFS ayaa lagu yiri “Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta dalka ka jirta, ayaa magacaabay guddi isku dhaf ah oo ka looban Golaha Xukuumadda iyo qeybaha Bulshada.”

 

 Guddiga uu Ra’iisul Wasaare Rooble uu magacaabay ayaa kala ah:

  1. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS
  2. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye : Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
  3. Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
  4. Mudane Jamaal Maxamed Xasan:Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta
  5. Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha
  6. Cismaan Abokor Dubbe: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska
  7. Mudane Cumar Cali Rooble: Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
  8. Mudane Cabdicasiis Xasan Ashkir: Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
  9. Marwo Shukri Maxamuud Afrax: Wasiiru-dowlaha Tamarta iyo Biyaha
  10. Mudane Xaamud Cali Xasan: Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Waraabka
  11. Mudane Cabdirisaaq Daahir Maxamuud: Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha
  12. Mudane Cabdullaahi Maxamed Shirwac
  13. Sheekh Bashiir Axmed Salaad
  14. Mudane Sheekh Cabdulqaadir Soomow
  15. Mudane Sheekh Yuusuf Cali Ceynte
  16. Marwo Caasho Geelle Diiriye
  17. Marwo Aamino Xaaji Cilmi
  18. Marwo Caasho Shaacuur Ugaas
  19. Marwo Batuulo Axmed Gaballe
  20. Mudane Cabdi Axmed Baafo
  21. Mudane Cabdi Aadan Hoosow
  22. Mudane Dr.Maxamed Xaaji
  23. Mudane Aadan Ibraahim Aw Xirsi
  24. Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan
  25. .Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
  26. Mudane Khadar Ismaaciil Jimcaale
  27. Mudane Cabdulfataax Maxamed Cabdinuur.
  28. Liibaan Cabdi Cali
  29. Amina Axmed Samatar
  30. Cali Maxamed Maxamuud
  31. Yaasmiin Cabdi Maxame
  32. Cabdi Ciise Diirshe
  33. Kamaal Daahir Guutaale

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...