Beledweyne(Halqaran.com) – Guddiga Hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Beladweyne ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Doorashada ayaa dhici doonta 20-ka bishaan.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com





