Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Shir Gaddoomiyay golaha wasiirada ee ...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada Hirshabeelle, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Beledweyne...
Maxaabiis ka qalin jabisay iskuul ku yaala gudaha Xabsiga Dhexe...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha Cdanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo...
Ruushka oo dhoolatus militari ah ka bilaabay dalka Belarus
Belarus (Halqaran.com) – Ruushka ayaa 10 maalmood oo dhoolatus militari ah ka bilaabay dalka Belarus khamiistii, wuxuuna lix ka mid ah maraakiibtiisa kusoo xiray deked...
Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ee SEIT oo shaaciyay liiska 13 kursi
Baraawe (Halqaran.com) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Federaal ee SEIT Koofur Galbeed ayaa soo gudbiyay habraaca iyo jadwalka Doorashada 13 kursi oo deegaan...
Baraawe oo lagu qabtay lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka...
Baraawe (Halqaran.com) – Waxaa Maanta Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ka dhacday doorashada lix kamid ah kuraas ka tirsan...
Maxay tahay Cali Guudlaawe Amar ka uu Siiyey Madaxda Maamulka...
Baledweyne (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa maanta kulan...







