Monday, May 25, 2026
28.9 C
Mogadishu

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ee SEIT oo shaaciyay liiska 13 kursi

Baraawe (Halqaran.com) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Federaal ee SEIT Koofur Galbeed ayaa soo gudbiyay habraaca iyo jadwalka Doorashada 13 kursi oo deegaan Doorashadoodu tahay Magaalada Baraawe xarunta Dastuuriga ah ee KGS.

 

SEIT Koofur Galbeed ayaa 11ka & 12ka Febaraayo 2022 go’aamiyay Shaacinta Jadwalkaan & Guddiga soo xulaya Ergooyinka dooranaya 13ka kursi ee Golaha Shacabka ah sida Odoyaasha dhaqanka iyo Wakiilada Bulshada rayidka.

 

Warqad kasoo baxday guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in doorashada qaybta koowaad ee kuraastan la qaban doono 16-ka bishaan, halka qaybta labaad la qabanayo isla maalinta xigta ee ay taariikhdu tahay 17-ka Febraayo ee sanadkan 2022-ka.

Halkan hoose ka aqriso:- 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...