Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Addis Ababa(Halqaran.com) – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, isaga oo halkaas ugu qayb galaya meertada 35-aad...
Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo wax dami ah ku waysay Wariye C/maalik...
Hargeysa (Halqaran.com) - Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa Khamiistii maanta ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu waayay Wariye Cabdimaalik...
Turkiga Oo Ku Dhawaaqay Duqeymo Ka Dhan Ah Kurdiyiinta.
Ankara(Halqaran.com) –Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in diyaaradaha dagaalka Turkiga ay duqeeyeen gooba ay ku sugnayeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta, oo ay...
Lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu doortay magaalada Garoowe.
Garoowe(Halqaran.com) –Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe waxaa ay ku qabteen doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka...
Qarax ka dhacay Kenya oo Sababay dhimisho iyo Dhaawac AKHRISO.
Wajeer(Halqaran.com) – Wararka aynu ka heleyno qarax xoogan oo Maanta ka dhacay deegaanka Andaki ee koonfurta Gobolka Wajeer ee waqooyi bari ee kenya kaasi...
RW Rooble Oo Imaaraadka Kula Kulmay hay’adda Samafalka Bisha...
Abu dhabi(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen ayaa weli booqasho rasmi ah ku jooga Magaalada Abu dhabi ee Caasimadda dalka Imaaraadka Carabta,...







