Wednesday, December 10, 2025
28.3 C
Mogadishu

Midowga Musharixiinta oo Si adag uga hadlay Xiisadda ka taagan Magaalada Beladwayne.

Muqdisho (Halqaran.com) –Midowga Musharaxiinta ayaa camabreeyay Qalalaasaha ka socda Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiran.

Warsaxaafaded Midowga Musharaxiinta ay soo saareyn aya waxa ay ku sheegeyn in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka wado qalalaaso, xilli ay maantay geysay Ciidan Dowladda Fedraalka Soomaaliya.

Magaalada Beladweyne waxaa ka socday maalmahaan dibad baxyo looga soo horjeeda Madaxweynaha Dowlad Gobaleed Hirshabeele Cali Guudlaawe ayada oo la filayo in uu booqdo halkaas.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...