Wednesday, April 22, 2026
28.6 C
Mogadishu

Koonfur Galbeed oo maanta shaacisay doorashada 13 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka.

Baydhabo(Halqaran.com) –Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee heer Dowlad-Goboleed SEIT Koofur Galbeed ayaa soo gudbiyay habraaca Doorasho ee 13ka kursi Doorashadoodu ka dhaceyso Magaalada Baraawe xarunta Dowlad-Goboleedkaas.

Sido kale Guddiga ayaa shaaciyey in doorashada todobada kursi ee ugu horreysa la qaban doono 9 bishan Febraayo ee sanadka 2022-ka.

Abdifatah Hassan Hussein
Xafiiska Wararka Halqaran, Marka

Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...