Caalamka

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...

Wararkii ugu dambeeyay Ismiidaamintii ka dhacday Caasimadda Ankara ee Turkiga
Ankara (HalQaran.com) - Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka...
Ilhaan Cumar oo markale ku guuleysatay doorashadii ka dhacday Mareykanka
Minnesota (Halqaran.com) - Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa xalay ku guuleysatay doorashadii gelinkii dambe ee Talaadadii ka dhacday Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.
Ilhaan Cumar ayaa...
UPDATE: R/Wasaaraha Lubnaan oo xilka iska casilay
Beirut (Halqaran.com) - Ra'iisul wasaaraha dalka Lubnaan Xasan Diab ayaa ku dhawaaqay inuu xilka isaga degay, kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay magaalada Beirut oo...
Turkiga oo ballan-qaaday inuu dib u dhisayo dekedda uu qaraxa burburiyay...
Ankara (Halqaran.com) - Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Fuat Oktay ayaa hadal uu jeediyey ka dib kulan uu la qaatay Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun waxa...
UPDATE: Qarax xooggan oo gil-gilay Caasimadda Beirut ee dalka Lubnaan
Beirut (Halqaran.com) - Qarax weyn ayaa ka dhacay Caasimada Lubnaan ee Beirut, sida Warbaahinta iyo dowladda waddankaasi ay xaqiijiyeen.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxu uu...
Madaxweyne Trump oo Soomaaliya ku sheegay inaysan wax dowlad ah ka...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump oo khudbad ka jeediyay bannaanbax lagu taageerayay Ololihiisa Dib u doorashada Madaxtinimada Maraykanka, kaas oo ka...
Minneapolis: Askarigii dilay George Floyd oo xabsiga la dhigay, maxkamadna wajahayo
Minneapolis (Halqaran.com) - Askarigii sababteeda lahaa in uu geeriyoodo George Floyd oo nin madow ahaa ayaa saacado ka hor la shaaciyay in la soo...







