Caalamka

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...

Wararkii ugu dambeeyay Ismiidaamintii ka dhacday Caasimadda Ankara ee Turkiga
Ankara (HalQaran.com) - Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka...
Dowladda Turkiga oo xayiraaddii ka qaaday Website-ka Wikipedia labo sano kaddib.
Istanbul (Halqaran.com) – Dowladda Turkiga ayaa xayiraadda ka qaaday website-ka Wikipedia, kaddib markii ay xukuntay Maxkamad Dastuuri ah.
Wikipedia aya dalkaas laga xannibay bishii April...
UPDATE: Muwaadiniinta dalka Ingiriiska oo looga digay inay u socdaalaan dalka...
UK (Halqaran.com) - Dowladda Ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda uga digtay u safridda kenya iyo xuduudda Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibadda iyo Barwaaqo-sooranka ayaa...
Boqorka cusub ee dalka Cumaan oo lagu dhawaaqay, kaddib markii uu...
Cumaan (Halqaran.com) - Haitham bin Tariq Al Saciid ayaa loo Magacaabay inuu noqdo boqorka cusub dalka Cuman, kadib dhimashadii ina adeerkiis Sultan Qaboos bin...
Hoggaamiyihii dalka Cumaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid oo Geeriyooday
Cumaan (Halqaran.com) - Telefishinka dowladda Cumaan ayaa Sabtidii saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay geerida hoggaamiyihii dalkaas, Suldaan Qaabuus Bin Saciid oo 79 jir...
UPDATE: Iiraan oo qiratay kana hadashay qaabkii ay u soo riday...
Tehran (Halqaran.com) - Militariga dalka Iraan ayaa sheegeen in si aan ula kac ahayn oo kama ah ay u soo rideen diyaarad rakaab oo...
UPDATE: Madaxweyne Trump oo la xaddiday awoodiisa dagaal
Washington (Halqaran.com) - Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Khamiistii u codeeyey inay ka joojiyaan madaxweyne Trump inuu qaado talalabo militari oo kale oo ka dhan...







