Caalamka

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...

Wararkii ugu dambeeyay Ismiidaamintii ka dhacday Caasimadda Ankara ee Turkiga
Ankara (HalQaran.com) - Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka...
Burcadda Internet-ka oo dooneysa inay xaddo sirta tallaalka looga hortagayo fayraska...
Washington (Halqaran.com) - Mareykanka wuxuu arkey jawaasiis ajaaniib ah oo qaaday weeraro qarsoon oo ay ku raadinayaan macluumaadka dawada loo sameynayo fayraska corona, sida...
Nin hubeysan oo 16 ruux ku dilay dalka Canada, isna markii...
Canada (Halqaran.com) - Nin hubeysan oo watay gaari booliis ah ayaa dilay ugu yaraan 16 qof oo ay ku jirto haweeney halka la yiraahdo...
Sacuudi Carabiya oo ku dhawaaqday in Taraawiixda lagu dukan doonin Masaajidda
Riyad (Halqaran.com) - Muftiga dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in Salaadda taraawiixda iyo salaadda Ciidda lagu tukadaan guryaha, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka...
UPDATE: Shiinaha oo jawaab ku habboon siiyay madaxweyne Trump
Beijing (Halqaran.com) - China ayaa maanta beenisay eedeymaha dalalka Reer Galbeedka ee ah inay qarisay xaddiga faafitaanka cudurka Coronavirus, waxayna sidoo kale ku gacan...
Madaxweyne Reccep Erdogan oo ka soo hor-jeestay is-casilaadda wasiirka arrimaha gudaha...
Ankara (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Turkey, Reccep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii diiday inuu aqbalo is-casilaadda wasiirkiisa arrimaha gudaha oo ka dhalatay xanibaad deg deg...
UPDATE: In kabadan 100 dhaqaatiir ah oo u geeriyootay cudurka Coronavirus...
Rome (Halqaran.com) – In ka badan 100 dhaqaatiir ayaa dalka Talyaaniga ugu geeriyooday cudurka Coronavirus iyo 28 kalkaalisoon, tan iyo markii uu dalkaasi ka...







