Monday, May 25, 2026
26.9 C
Mogadishu

Caalamka

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Caalamka

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.

Mugadisho Halqran.com     QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA""" Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo? Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”

        Waa maxay Cadaalad? Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso: Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...

Wararkii ugu dambeeyay Ismiidaamintii ka dhacday Caasimadda Ankara ee Turkiga

Ankara (HalQaran.com) - Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka...
Caalamka
Ahmed Mohamed

Donald Trump oo muujiyay inuu ka qalab arursanayo Aqalka Cad

Washington (Halqaran.com) – Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay  Khamiistii shalay inuu iska tagayo Aqalka Cad haddii Guddiga nidaamka ergada doorashada ay caddeyaan in Joe Biden uu yahay...
Ahmed Mohamed

Joe Biden oo ku hoggaaminaya Codadka gobol siin kara guusha madaxtnimada...

Washington (Halqaran.com) – Waxaa daqiiqadihii la soo dhaafay, musharrax Joe Biden ku hormaray codadka laga tiriyay gobolka Pennsylvania, wuxuuna boqolaal cod ku hoggaaminaya Donald...
Editor

UPDATE: Intee la kala marayaa doorashada dalka Mareykanka? & Wararkii ugu...

WASHINGTON — Musharraxiinta ku tartameysa doorashadi madaxtinimo ee shalay ka dhacday dalkaan Mareykanka ayaanan wali ku kala bixin doorashada, kaddib markii ay soo bixi weysay...
Ahmed Mohamed

Sacuudiga oo cambaareeyay sawir-gacmeed loogu gafay Nebi Muxamed NNKH

Riyadh (Halqaran.com) – Dowlad Sacuudi Carabiya ayaa cambaareysay sawir gacmeedyada loogu gefayo Nebi Muxamed NNKH, hase yeeshee waxay ka gaabsatay inay xoojiso baaqyada dalalka...
Ahmed Mohamed

Carro ka dhalatay hadal uu Madaxweynaha Faransiiska ‘Macron’ ugu gefay Islaamka

Doxa (Halqaran.com) - Dunida Islaamka ayaa waxaa sare uga sii kacaya baaqyo ku aadan in la qaadaco badeecadaha Faransiiska kadib markii madaxweyne Emmanuel Macron...
Editor

Dhacdo La yaab Leh: Ninkii uu aaskiisa baadqay ee maalintii xigtay...

Tamil Nadu (Halqaran.com) - Nin u dhashay dalka Hindiya, oo 74 jir ahaa ayaa qabsaday hadal-heynta shacabka ka dib markii laga soo badbaadiyay tallaagadda...