Caalamka

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...

Wararkii ugu dambeeyay Ismiidaamintii ka dhacday Caasimadda Ankara ee Turkiga
Ankara (HalQaran.com) - Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka...
Labo ka mid ah dadkii ugu caansanaa ee xoogga ku galay...
Washington (Halqaran.com) - Laba nin oo ka mid ahaa dadkii ugu caansanaa ee Arbacadi xoogga ku galay xarunta Kongareeska Mareykanka ayaa Sabtidi la xiray,...
Trump oo diiday ka qeyb-galka Xafladda caleema saarka Joe Biden
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka ee xilka sii degaya ee Donald Trump ayaa sheegay in uusan ka qeybgali doonin xafladda caleemo saarka madaxweynaha la...
UK oo si rasmi ah uga baxday Midowga Yurub
UK (Halqaran.com) - Ku dhawaad 50 sano oo UK ay qeyb ka ahayd Midowga Yurub ayaa xalay soo afjarantay, kadib markii ay si rasmi...
Trump oo laga diiday dacwaddii uu u gudbiyay maxkamadda sare ee...
Washington (Halqaran.com) - Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Jimcihii diidday dacwad uu gobolka Texas u gudbiyay oo lagu rabay in lagu laalo codbixinti gobollada...
UK: Qofkii ugu horreeyay oo lagu dura tallaalka Covid-19 oo noqotay...
UK (Halqaran.com) - Haweenay 90 sano jir ah oo ka soo jeeda Enniskillen, Waqooyiga Ireland ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee qaadta talaalka cudurka...
UK oo noqotay dalkii ugu horreeyay oo meel-mariya Talaalka Cudurka Covid-19
London (Halqaran.com) – Dalka UK ayaa noqotay waddankii ugu horreeyay ee meel mariya talaalka cudurka safmarka ah ee Covid-19.
Xoghayaha caafimaadka Britain Matt Hancock ayaa sheegay...







