Sunday, July 26, 2026
24.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Hoggaanka Ahlu Sunna Waljamaaca oo dalab culus hor-dhigay saraakiisha ciidanka Amisom

Dhuusamareeb(Halqaran.com)-Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta gudaha magaalada Dhuusamareeb kulan ku yeeshay saraakiisha ciidamada AMISOM ee ka howgala deegaanada maamulkaasi. Kulanka...
Weriye Ahmed Abdi

Haweeney la taliye u aheyd Madaxweyne Waare oo ku dhimatay dooni...

Baladweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haweeney La taliye u ahayd Madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Golaha Aqalka Sare oo maanta Ansixiyay Sharci cusub (Muxuu yahay?)

Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya ayaa waxay ku ansixiyeen Sharciga Xuquuqda Siyaasiyiinta...
Editor

Dowladda Finland oo Soomaaliya ugu deeqday $8.9 milyan oo dollar ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Finland ayaa ku dhawaaqday in lacag gareysa $ 8.9 milyan oo dheeri ah ay uga deeqday Soomaaliya,...
Weriye Ahmed Abdi

TOP NEWS: Gaari AMISOM oo Bajaajle ku jiiray Muqdisho oo ‘dad...

Muqdisho (Halqaran.com) - Mid ka mid ah gaadiidka qafulan ee Ciidamada AMISOM ay wataan ayaa Isniintii maanta wade Mooto Bajaaj wuxuu ku jiiray Isgoyska...
Duuliye

Beledweyne oo Dad ugu Geeriyooday Fatahaadda Wabiga shabeele

Muqdisho(Halqaran.com)-Waxaa faahfaahino dheeraad ah ay ka soo baxayaan dadkii ay doontu saakay kula dagtay wabiga Shabeelle ee mara magaalada Beledweyne, waxay dadka ku howlan...