Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddiga fatahaadaha oo quus ka muujiyay xaaladda Beledweyne Maxaa ku soo...
muqdisho(Halqaran.com)Xubnaha Guddiga Gurmadka fatahaadaha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xaaladda magaalada Baladweyne ay tahay mid halis ah...
Akhri Daraasad: Ma ogtahay in dawooyinka dhiig-karka la ogaaday inay wanaagsan...
London (Halqaran.com) - Cilmi baadhayaal daraasad ku sameeyey dawooyinka dhiig-karka lagula tacaala ayaa sheegay in dawada la qaato xilliyada uu qofku seexanayo.
Wargeyska European Heart...
XOG: Waa maxay Ajandaha kulanka golaha shacabka ee maalinta berri?
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa berri taariikhduna ku beegan tahay 28/10/2019 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta...
James Swan: ”Xal halaga gaaro khilaafka DF Somaliya iyo maamul goboleedyada”
Garoowe (Halqaran.com) - Ergeyga Gaar ka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr James Swan oo Axaddii maanta tagay magaalada Garoowe ayaa waxaa...
DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo go’aan ka gaartay dadkii ku banaanbaxay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo buuq iyo qeylo dhaan ka timid qaar ka mid ah Darawalada Gaadiidka BL-ka Ee Muqdisho ayuu sheegay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir...
DHAGEYSO + XASAASI: Maxaa la isku afgartay kulankii maanta dhexmaray madaxweynaha...
Garoowe (Halqaran.com) - Siciid Cabdullaahi Deni, madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa Axaddii maanta Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhoweeyey wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ergeyga...







