Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Magaalada Baladweyne oo Weli Baadi Goob ka Socda
muqdisho(Halqaran.com)-Waxaa Weli socda gurmad lagu soo badbaadinayo qaar kamid ah dadkii shalay Doonta kula qalibantay fatahaada ka dhalatay Biyaha Wabiga Shabeelle, kuwaasi oo kusii...
Haweeney Uur laheyd oo lagu toogtay Magaalada Muqdisho + (Sabab La...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kooxo hubeysnaa ayaa xalay Magaaladda Muqdisho waxa ay ku dileen Haweeney Uur Laheyd.
Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda Korontada Degmadda Wadajir ee...
Al-Shabaab oo xukun ku fulisay nin ay sheegeen inuu xoog ku...
Kuunya-Baroow (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa Xukun Jeydal iyo Masaafurin ku Fuliyay Nin ay sheegeen in uu xoog ku Kufsaday Gabar.
Falkan ayaa ka dhacay...
SAWIRO-Kulan looga hadlaayey Sidii xal looga gaari lahaa Barakacyasha oo ka...
Baydhabo (Halqaran.com)-Gudomiye ku xigeenka Degmada Baydhabo Dhinac maamulka Iyo Maaliyada oo manta Ku Dahfurey Kulan looga hadlaayey Sidii hal waarta looga gaari lahaa Baracayaasha...
DEG DEG-SAWIRO=Wafdi Sahmin ah oo gaarey Degmada Berdaale Xaaladii fatahaada...
Baydhabo (Halqaran.com)-Dusha sare hawada ayaa ka dareemaysaa in daadad xoogan uu kajiro deeganada hoos yimada Degmada Bardaale ee Gobolka baay, Wafdi ka socda Dowlad...
SAWIRO=Madaxweyne lafta Gareen oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Ergayga gaarka ah ee...
Baydhabo (Halqaran.com)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Ergayga gaarka ah ee xogyahaya guud ee...







