Sunday, July 26, 2026
24.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

XOG: Xisbi war xasaasi ah ka soo saaray Xaaladda dalka &...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xisbiga Iley ee uu hoggaamiyo Xildhibaan Cabdiqaadir Cali Cosoble ayaa war ka soo saaray xaaladda magaalada Muqdisho, banaanbaxyadii ka socday saddexdii...
Duuliye

Duqa Muqdisho Oo La Kulmay Guddiga Iskaashatada Gaadiidleyda

Muqdisho(Halqaran.com)-Xarunta Aqalka dowlada hoose Xamar ayuu ka dhacay kulan gaar ah oo uu Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed...
Jama Sh. Yusuf

Madaxweyne Farmaajo: ‘‘Waa in si deg-deg ah gurmad loogu fidiyaa muwaadiniinta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

Jubbaland oo mar kale ku hanjabtay in wixii ka dhasha xariga...

Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland ayaa mar kale waxa ay ka hadleen Arrinta ku saabsan Wasiirka Amniga Maamulkaasi Cabdirashiid Janan oo u xiran dowladda...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Duqeymo dhinaca cir ah oo laga fuliyay Bu’aale...

Bu’aale (Halqaran.com) - Duqeyn dhanka cirka ayaa siyaabooyin kala duwan looga fuliyay Degmooyinka Bu’aale iyo Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe, iyadoo duqaymaha lala beegsaday...
Editor

RW Kheyre oo qaabilay ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Xogyahaya Guud...