Saturday, January 17, 2026
27.9 C
Mogadishu

Duqa Muqdisho Oo La Kulmay Guddiga Iskaashatada Gaadiidleyda

Muqdisho(Halqaran.com)-Xarunta Aqalka dowlada hoose Xamar ayuu ka dhacay kulan gaar ah oo uu Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) la qaatay Guddiga iskaashatada gaadiidleyda isagoo kala hadlay sidii loo xalin lahaa caqabadaha heesto Gaadiidleyda Gobolka Banaadir.

Duqa Muqdisho ayaa ugu horeyn ka dhageestay hogaanka gudiga iskaashatada gobolka Banaadir cabashooyin la xariira isticmaalka wadooyinka iyo lacaga ay sheegeen in si sharcidara ah looga qaado.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) waxa uu tilmaamay in maamulkiisa uu diyaar u yahay wax kaqabashada cabashooyinka ay soo gudbiyeen gaadiidleyda.

Xafiiska Wararka(Halqaran.com)
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...