Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Aqalka Sare Oo Guddi U Magacaabay Fatahaadaha Wabiya Dalka
Muqdisho(Halqaran.com)-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 30-ka Octoober Magacaabay Guddiga gurmadka fatahaadaha Wabiya Shabeelle iyo...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Sharciga Iibka Qaranka
Muqdisho(Halqaran.com)-Mudanayaasha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu Shir Guddoominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta yeeshay kulankodii 6aad...
Soomaali Qaxooti ku ahaa Dalka yamen oo Wali ka Soo Cararaya
Muqdisho(Halqaran.com)-Hey’adda Qaramadda Midoobay Qaxootiga uqaabilsan ee UNHCR ayaa sheetay in dalka Yemen kasoo celisay dad Soomaaliyeed kuwas oo la geeyay magaalooyinka Ber-bera iyo Bosaaso.
Dadkaan...
Rag saaka lagu riday xukunno iskugu jira dil iyo xabsi daa’in
Muqdisho(Halqaran.com)-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukunno kala duwan ku riday rag gaaraya seddax ruux.
Ugu horeyn Maxkamadda ayaa Cali Axmed Guure oo...
Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Baladweyne & Fatahaadda Wabiga
Baladweyne (Halqaran.com) - Xaalad adag ayaa wali ka taagan Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo Fatahaad ka sameeyay Wabiga Shabeellaha.
Xaafado ka mid ah...
Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray dugsiga tababarka ciidamada ee Xorgoble
Qardho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta booqasho ku tagay Magaaladda Qardho ayaa Xariga ka jaray Dugsiga Tababarka...







