Sunday, July 26, 2026
25.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Qaramada Midoobey oo ka qayb qaadanaysa gurmadka fatahaadaha gobollada dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobey ayaa waxay sheegtay in hay’adaheeda gargaarka qaabilsan ay ka qayb qaadan doonaan dadaalada loogu gurmanayo dadka ku barakacay fatahaadaha...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Baar-Sanguuni

Kismaayo (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Ciidamada Jubbaland ku dhexmaray duleedka Magaalada Kismaaayo ee xarunta KMG...
Weriye Ahmed Abdi

Laba muwaadin Soomaali ah oo si kadis ah ugu dhintay dalka...

Kampala (Halqaran.com) – Wararka ay mareegta Halqaran.com ka helayso dalka Uganda ayaa sheegaya in laba ruux oo muwaadin Soomaali ah ay ku dhinteen shil...
Weriye Ahmed Abdi

Gurmadkii ugu badnaa oo maanta la gaarsiin doono magaalada Baledweyne

Baledweyne (Halqaran.com) - Sida qorshaha uu yahay maanta Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa gaari doona wafdi ka socda dowladda Federalka Soomaaliya oo...
Duuliye

Dagaal culus oo ka dhacay Baar-sanguuni

Muqdisho(Halqaran.com)-Wararka ka imaanaya Gobalka jubbada hoose ayaa sheegaya, in Dagaal culus oo hubka noocyadiisa kala duwan, la isku adeegsaday uu ka dhacay duleedka magaalada...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO VIDEO: Sheekh Shariif ”Dalkan wuxuu u burburay Caddaalad darro, mana...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed oo loo doortay in uu Hoggaamiyo  Madasha Xisbiyada ay ku midoobeen qaar kamid...