Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
FARMAAJO: Hay’adaha dowladda waa inay dar-dargeliyaan howlaha gurmadka Fatahaadaha + (SAWIRRO).
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta socdaal u kuur-gal ah ku tagay magaalada Baladweyne ayaa la wadaagay...
DAAWO SAWIRRO: Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo maanta kala saxiixday heshiis...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee uu hoggaaminayo Wasiirka, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa waxa ay kulamo gaar ah...
Maamulka Degmada Afgooye oo Xilka laga Qaaday Iyo Maamul Cusub oo...
Baydhabo(Halqarn.com)-Wareegto ka soo baxay xafiiska wasiirka arimaha gudaha ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya maxamed abuukar cabdi ayaa waxaa xilka looga qaaday Gadoomiyaha Dagmada...
Golaha shacabka oo maanta Ansixiyay xisaab xirka miisaaniyada sanadkii tagay 2017-kii
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulankii maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu ansixiyay xisaab xirka miisaaniyada sanadkii Tagay ee 2017-kii.
Ajandayaashii...
Madaxweynaha Farmaajo oo Gaaray magaalada Baledweyne, Yaa ku wehlinaya safarkiisa?
Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi ballaaran oo uu haggaaminaya madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo oo gaary magaalada Baledweyne ee gobalka Hiiraan, wafdigaan oo uu hor...
DHAGEYSO: CPJ: Suxufiyiinta Soomaaliya weli Caddaalad ma helin + (Warbixin)
Muqdisho (Halqaran.com) - Soomaaliya ayaa sanadkii shanaad kaalinta koowaad ka gashay liiska wadamada aan la ciqaabin dadka dhibaateeya wariyeyaasha.
Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin ay...







