Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO MUUQAALKA: Puntland oo gurmadkii ugu horreeyay u dirtay Walaalahood reer...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay sagootinta wejiga 1-aad ee Gurmadka Puntland ee...
XASAASI+ DHAGEYSO: Puntland oo ku dhawaaqday inay heshiisyo la galeyso Shirkado...
Dangoroyo (Halqaran.com) - Siciid Cabdullaahi Deni, madaxweynaha Puntland oo xalay hadal ka jeediyay degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal, ayaa sheegay in Puntland ay ku...
SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii maanta ee madaxweyne Farmaajo iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Madax ka socotay Bangiga Adduunka oo dalka...
XOG: Madaxweynihii hore ee Galmudug ‘Guuleed‘ oo War culus ka soo...
Guriceel (Halqaran.com) - Cabdi Kariin Xuseen Guuleed , madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa uu baaq ka soo saaray xaalada Galmudug oo haatan...
DHAGEYSO: Guddoomiyaha Dhuusamareeb ee Ahlu sunna oo si weyn u taageeray...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ugu Magacaabey Ahlu sunna Macalin Nuur Cilimi Cabdulle, ayaa Axaddii maanta sheegay in wax dhibaato...
UPDATE: Maxkamad hor istaagtay go’aankii Trump ee ku saabsanaa Muhaajiriinta Mareykanka
Washington (Halqaran.com) - Garsoore ayaa maxkamad ku taalla dalka Mareykanka waxa uu hor istaagay hindisa uu so jeediyay madaxwayne Trump oo ahaa in muhaajiriinta...







