Sunday, July 26, 2026
25.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: CCW oo Digniintii ugu cusleyd ka soo saaray dagaallada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame,  hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo Sabtidii maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka digay dagaal ka qarxa deegaanada...
Editor

XASAASI + VIDEO: Xildhibaankii Su’aasha kululeed waydiiyay madaxweynaha Puntland oo wareysi...

Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaankii dhowaan su’aalaha kululaa waydiiyay madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wareysi cusub oo dhinacyo badan taabaya bixiyay. Xildhibaan Cawil...
Editor

Daawo Sawirro: Sida Madaxweyne Saciid Deni iyo wafdigiisa galabta loogu soo...

Nugaal (Halaqaran.coom) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira labada Gole ee Dowladda, ayaa galabta lagu...
Ahmed Mohamed

Ciidamada XDS oo la wareegay degmada Matabaan & Wararkii ugu dambeeyay

Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Ciidamada Danab ee Xoogga dalka Soomaaliya ay la wareegeen gacan...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiir Maareeye ‘‘DF Somaliya waxaa ka go’an ilaalinta bad-qabka Saxafiga iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka  Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI: Maxaa ka jira in Kenya ay wada-hadal cusub kula...

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay wada hadal inay Dowladda Soomaaliya kula jirto, kaasi oo ku saabsan sheegashada Kenya ee Badda...