Saturday, April 18, 2026
28.5 C
Mogadishu

XASAASI + VIDEO: Xildhibaankii Su’aasha kululeed waydiiyay madaxweynaha Puntland oo wareysi xiiso leh bixiyay

Garoowe (Halqaran.com) – Xildhibaankii dhowaan su’aalaha kululaa waydiiyay madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wareysi cusub oo dhinacyo badan taabaya bixiyay.

Xildhibaan Cawil Daad ayaa wareysigiisa kaga hadlay go’aanka laalista dacwaddii ka dhanka aheyd iyo xaaladda Siyaasadda ee Puntland.

Mar xildhibaan Cawil la waydiiyay, in su’aashii uu dhowaan madaxweyne Deni uu su‘aalay in uu cudur daar ka bixiyinayo iyo in kale ayuu ku jawaabay. “Haddii la ammaano madaxwayne Saciid Deni waa la khiyaamay, balse markaad dhaliisha u sheegto waa inuu Saxo”.

Haddaba halka hoose ka daawo muuqaalka Wareysiga oo xiiso leh:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

DAAWO VIDEO: CCW oo Digniintii ugu cusleyd ka soo saaray dagaallada Galmudug + Shir Jaraa’id

Daawo Sawirro: Sida Madaxweyne Saciid Deni iyo wafdigiisa galabta loogu soo dhaweeyay degmada Dangoroyo

Ciidamada XDS oo la wareegay degmada Matabaan & Wararkii ugu dambeeyay

XOG XASAASI: Maxaa ka jira in Kenya ay wada-hadal cusub kula jirto Soomaaliya arrinta kiiska badda?

DAAWO VIDEO: Sheekh Shariif ”Dalkan wuxuu u burburay Caddaalad darro, mana aqbaleyno‘‘!

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...