Saciid Cabdullaahi Deni
Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay taliyaha ciidanka Madaxtooyada Puntland
Garowe (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu magacaabay Taliyah Ciidanka Madaxtooyadda Puntland iyo ku-xigeenkiisa.
Madaxweynaha Puntland,...
XASAASI + VIDEO: Xildhibaankii Su’aasha kululeed waydiiyay madaxweynaha Puntland oo wareysi...
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaankii dhowaan su’aalaha kululaa waydiiyay madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wareysi cusub oo dhinacyo badan taabaya bixiyay.
Xildhibaan Cawil...
DHAGEYSO: Puntland oo shaacisay inay xalineyso khilaafka DF Somaliya iyo Jubbaland
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay ka qeb-qaadaashada xalinta khilaafka xilligaan...






